Askari Ilaalo u ahaa Wasiir katirsan Dowladda oo dil geestay iyo Duqa Muqdisho oo ka hadlay

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay askari katirsanaa ciidanka dowladda ,kaa oo nin shacab ah oo darawal mooto bajaaj ahaa shalay ku dilay isgooska Soobe ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Madaale ayaa sheegay in xabsiga ku xiran yahay askariga dilka u geestay Bajaajlaha, waxa uuna xusay in askarigaasi ilaalo u … Continue reading Askari Ilaalo u ahaa Wasiir katirsan Dowladda oo dil geestay iyo Duqa Muqdisho oo ka hadlay